Heesta Degmo - Lyrics
waxan nahay dagmooy
dawada jacayl
darajada umudan
laga wada helee
deegaha ilaah
nooguma darnaanin
inta laga dalboo
dayaxeenuna danbarsame curtoo
fadka yaal dushaada
meelna kama da oo
doobigan camiran
dad mawada gabee
hadaadinee daada nimcada
haween kugu doorsan maayee
hadaalin
duntii bogorbaad sidaayee isdaji
naa hadhkaaga adaa watee ha inadumin
wuxuu yahay dugaal darmo lagu gamee
haduu qaato qoys dawo lama helee
qalbi daacadoo dulmi lagu sadaa
doogukama bexee
dad iyo xoolo waa kudurduuranoo
diriradii gugagaa dayr kugu simoo
daahan baad katahay duruufaha jire
hadaadinee daada nimcadaa