dhowr sano jaceylkii aan wada dhisaynay dhinac kasta ka eenee dhidibada u aasnee markii uu dhameys yahay dhul shihseeye qabatoo ana igu dhaliishaaye waa dhabanoo haysoouye ma dhabaa ma dheelbaa mise waaba dhalantee dhaka faarey aniguye