waa qabaqaad noloshuye
xiligii duqeydiyo
waayeelki diintoo
anagu daalnee
casri weeyee dhoofkuye
dhoorkii tabintaa weeyee
waa aqoon yahay
lagu diirsanaayee
hoaann ka dalkeena
jamaal iigu doorta

Exit mobile version