i love you ilove you
libintuu mawluhu
isii muxibaduu
ayuu milicsadaa
maankuna kugu farxaa
lubigaad ku taalaa
ruxanada inanayahy markaad
adigu ladan tahee
kalgaceyl la luminoo
liiceynin baad
laabta ku beertay
hadi farxad
ilove you ilove you
anigoo luriyooo
dhibanahaa iga dhigey
lamaanahoo qalbia
lahashadiisaa
qalbiaad ku taala
waxan ladaa inanyahy
markad aduuu ladan tahee
kalgaceyl la luminoo
laabta ku beertay
hani farxad ku waar

Exit mobile version