VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimco - Lyrics

Meel uu Nooluhu camiray Dhul nabadoo laga baqayn Neecaaw iyo riix udgoon Nafluhu uriyaaqay baa indhaha naxriis utahay Nasiibkii aan helaay Jacaylkaagu ii nugleeyahee Adaa ku nikaaxan qalbiga Nimcooy gacaladaan Naftayda udoortayee Middii aa naadiyoo inbadan aan dhaawilaay nusqaan caashaqa ka dhowr ka dhowr nusqaan caashaqa Naftaa kugu reesatoo Leer nagi baad ila dhistee Ha nuuro jacaylkaynoo Naaskaaga caruur jaqdiyo Raboo noo naadi qayr Nasteexo iyo ubad nasiiy Nacabka ka dheeraw Balaayana naga najiib Nimcooy gacaladaan Naftayda udoortayee Middii aa naadiyoo inbadan aan dhaawilaay nusqaan caashaqa ka dhowr ka dhowr nusqaan caashaqa
Queue is empty
-- / --