VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamdi - Lyrics

xamdiyaay ha fiududaana xujo xaalku yuu noqon xumaan kuuma quuree xasid yuu nakala xadin aniguna xabiibi xayaati xidhiidhkii dhexdeenoo ku xasiley wanaagaa wali kugu xaqdhowraa xortiisa caasshaqa caragsiimo maalee ka adkow xagaagoo xurmo ruuxa kaa mudan xagalo lagama toogtee waxaan xiiso kuu qabo xaasha e ma moogtahy aniguna xabiibi xayaati xidhiidhkii dhexdeenooo ku xasiley wanaagoo wali kugu xaqdhowraa xortiisa cashaqa aan xigsiimo maalnee ka adkow xagaagoo xubintaada yuuu gabin
Queue is empty
-- / --