VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Buraanbur - Lyrics

gabadh waxaa loo galaa inay tahay gobaad gacaladii hooyadeed gaari wacan ahayd oo geesigii aabaheed gadhwadeen ahaa xamdiyeey waad gudubtayeey yaa ku gaadhi kara waxaa wiil loo galaa inuu geesi yahay aqoonyahan garasho dheer oon la gaadhi karin godobta a xishooda ceebta gees ka mara maxamed waad gudubtayee yaa ku gaadhi kara
Queue is empty
-- / --