gabadh waxaa loo galaa
inay tahay gobaad
gacaladii hooyadeed gaari wacan ahayd
oo geesigii aabaheed gadhwadeen ahaa
xamdiyeey waad gudubtayeey yaa ku gaadhi kara
waxaa wiil loo galaa inuu geesi yahay
aqoonyahan garasho dheer oon la gaadhi karin
godobta a xishooda ceebta gees ka mara
maxamed waad gudubtayee yaa ku gaadhi kara