VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta isqadariya - Lyrics

waa la isku kiin qoray waadna isu qalantaan rabi qurux idiin dhali qosol farax qof idin jecel qalbi furan kusoo dhawaada is qadriyay qiimo isu yeela caashaqan qoyani yuu abad qalaline waa qurux jacaylkii qoys u wadaagoo qaladaadka laga jiro qosol farax qof idin jeceilye qalbi furan kusoo dhawaada is qadirayaay qiimo isu yeela caashaqan qoyani yuu abad qalaline haku qooqo ubadkiin qolqolkiyo duleedada qaboow iyo dad kala hela qosol farax qof idin jeceilye qalbi furan kusoo dhawaada is qadirayaay qiimo isu yeela caashaqan qoyani yuu abad qalaline
Queue is empty
-- / --