Heesta Dhaayuhu ma arkaan - Lyrics
qofkaa dhoofoon aan iman
dhibaatuu leeyehee
waqtigu wuuu dheerheyoo
dhulkuna wuu kala fogyee
dhaayuhu ma arkaan kolay
qof meel dheer kaa jiroo
dhabaalada soo diroo
dhegaha uun igala soco
dhamaan tood waaxyahiyo
dhigaad ku abuuran tohoo
dhabaan kuu jecelehee
hoy iyo aqalbaan dhisaa
dhaayuhu ma arkaan kolay
qofkaa dhoofoon tagee
dhamalada soo diroo
dakhsaad iigu soo warcalin
jaceyl bay dhalan rogoo
hurdana dhaafo ka tagee
habeen waan dheelmadaa
dharaartiina waan socdaa