VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gob iyo caadkeed - Lyrics

Galkacaylku waa ciidan Cisiloo karaamaysan Waa cugaha soodoora Ruuxii caqliga deeqa Naxli maaha caradiisu Cabbaar laabta kuma raagto Waa culay qalbiga miira Waa caano iyoo nabaad Waa gobiyoo caadkeede Intaan soo rogaal calinoo Aan casuunnoo labadeennuu Galkacaylku caan weeye Waa calafka sahankiisa Waa caleema saarada Ruuxa u cuntama maanka Cafis weeye dhaqankiisu Cambaareeynu kama yeedho Waa culay qalbiga miira Waa gobiyo caadkeede Intaan soo rogaal celinoo Aan casuunnoo labadeennu..
Queue is empty
-- / --