VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees - Lyrics

ogaal sheekadu ahaa ogaal taariikhdu ayaamanaa jacaylku ilwaad samaa illaah amarkiisa iyo adoomada aragtidooda abaartoodu kala fogaa caawana ereyada kalgacal waxaan afka ugu hayaa habeenkii astaanta wacan arooskeen u ahaa xuskiiban aloosayaa eebaa mahadaa iska le ud goonow muxamed ba {csw} nuurkiisii ulanayaa amran anigaa amren ayaanle adigaa ahaa albaab khayrlaa furmaday dagani nolosheena iyo dareenka inoo dhexeeya dulqaadbaa inoo balana
Queue is empty
-- / --