Heesta Jaceylkeena ka wayn - Lyrics
waxyeeliyo inaan xumaato
wadaagnoon kala irdhawno
jacaylkeenaa ka wayn
dadbaa jira waalanoo
markay wax is raba arkaan
u kala wariyoo xumaan
wad iyo calaf ogow waxaan ahayn
waxkastoo nagu yimaada
ma wiiqaan wacadka nooyaal
wakhtigu wuu soconayaa
aduun waa wiigba cayn
wajiyo maanta isku wacan
ogow bari kala wadiyo