qof kaa dhoofoo aan iman dhibaatuu leeyehee
wakhtigu wuu dheeryohoo dhulkuna wuu kala fogye

dhaayuhu ma arkaan kolay naf meel dheer kaa jirtee
dhambaalada soo diroo dhagaha uun igala socoo

jacaylbay idhalan rogoo hurdana dhaafoo katagay
habeen waan dheel madaadharaartiina waan socdaa

dhabaan kuu jecelohoo dhamaan waaxyahaygiyo
dhiigaad ku abuurantoo hoy iyo aqalbaan dhisaa

Exit mobile version