VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees 10 - Lyrics

arligiyo dalkeenii dhibaatadan ka oogani ma mid aan idlaanoo la afjari karaynbaa allayaa islaamaay dumarkiyo agoontii abaaraha dhex dooday agab li'i lajoogaan urugada layaalaan ilaahaayna waynoo noo arimiya mooyee ehel yaan dugsanayaa awood yaan kasugayaa indha maleh rasaastuye nòolihii idlaysee ma midaan la aragoo laga ooli karinbaa allayaa islaamoo maatida idlaatiyo umada u maciinoo arin murugtay weeyee somali urursha ilaahaayna waynoo noo arimiya mooyee ehel yaan dugsanayaa awood yaan kasugayaa
Queue is empty
-- / --