VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees 2 - Lyrics

colaadi inay qaraar tahayee if iyo aakhiraba laneceb yahayee olol dab iyo inkaar tahayee inla holiyana ekoon tahayee sidaa waan uwada ogsoonahayee maxan uga heri waynaayee eebow anagoo nabada aamiin eebow arligoo nabada aamiin eebow umadoo nabada amiin eebow waan u oomanahee aamiin
Queue is empty
-- / --