VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees 4 – Safar - Lyrics

safarbaa latagayaa iyo socoto dheeroon soonoqod lahaynee ina wada sugaayee surin waxa lamarayaa siig iyo dabal loo suudiyo cad ceedana han ku kugu dagaysoo surmi iyo haraad badan taa waxaa ka daran taa halag micida saydhiyo saylaha libaax iyo abeesada susumayoo ninkaan see afwayn liyo aan wadan sahay badan kama samato baxayee sidee loo jid marayaa sokeeye iyo xigaalbaa sooryeeyo malahoo saa xiibkaa rumaadoo ku saacida majiigoo reer samadka yaaloo usii hoyato malahoo sahaydeedu meeshaas subaq iyo saliid maaha sonkar iyo bariis maaha caanihii sibraarkiyo hilib lasolay maaha soorta dunida taaloodhan maaha sahaydeedu taamaaha waa sanqar lasocoo hasoo laaban hasoonoqon bal aan idin su aalee maxaad saaka wadataan subaxaa qiyaamaha la hortagi subxaanka ninka saaka jeceloow xilka sahal hamoodine dhulka aan kusoconiyo samaduu ka culusyaha yuu sibiq idinku galin
Queue is empty
-- / --