VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees 5 - Lyrics

danta dalka dadka somaliyeedow fariimaha dur durayiyo su'aalahaa is dabayaal dulucdiyo ujeedadu waa dood inoo furan yaa colaada damin kara dabka yaa bakhtiin kara yaa dooni kara nabad dalka dib udhiskiisiyo dadka yaa wax tari kara dalkiyo dadkaba yaa qarankii shalay dumay darbiga u adkeen kara umada yaa isku duwi kara kala durugtay waa yadan dariiqyada agoonta gaajadu ku dubatiyo curyaamiinta hogaan iyo yaa daryeel ufidin kara waa dacar qabiilkuye yaa diiday oran kara dadka yaa hor iman kara hadal deeqa oran kara kasban kara rag iyo dumar oo xumaan ka daahira cad ceedbaa dul joogtoo dhidid baa kada'ayoo diifbaa ku taaloo bulsho daalan weeyee dur durada xareediyo yaa dakhalka geen kara dareen kii wadanigiyo yaan kadhiman damiirkoo dhibaatadu damqaysaa
Queue is empty
-- / --