VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees 7 - Lyrics

kaar iyo xanuun iyo kurba iyo dhibaatiyo kuleel baa igu baxayee kursi gaasaan caashaqayeey madaxwayne kol idhahayeey hadaan kiyuuga sugi lahaa kun ninbaa jeclaatoo kaftanku wuu igu dheer yahayee kursi gaasaan caashaqayeey madaxwayne kol idhahayeey hadii kale kar kabadiyo kaynaankiyo qaxootiga kadeed baa idiin yaalee kursi gaasaan caashaqayeey madaxwayne kol idhahayeey
Queue is empty
-- / --