VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragsan - Lyrics

aragsaneey tin iyo cidhib idileey aynigeed quruxed ilwaadeey iniqi kaamaba dhinee ma afar iyo robnaadaa dayaxoo oogada hayaa abuuraha illaahay amaantoodu badanaa ubaxiy udgooneey indhahaad u roontoo qalbigana ilaysiyo iftiin baad u noqotee aynigaagan oo kale nin ayaan lehbaa hela edab badneey asalkii soomaaliyeey asluub dhaqan lagu asteeye iniqi kamaaba dhinee ma afar iyo tobnaadaadbaa dayaxoo oogada hayaabaa abuuraha illaahay amaantoodu badana ubaxiyo udgooneey indhahaad u rontahoo qalbigana ilaysiyo iftiin baad u noqotee aynigaagan oo kale nin ayaan leh baa hela
Queue is empty
-- / --