Heesta Axdi - Lyrics
Inanyahay ayaantii hor ee is aragnay Isu imashadeni
Aya igu ekato on amakag ka qado
Naftaydii iridhoo
2x
Ma ilawday mise waad adkayso
Waad abaabulaysaa
2x
Inaanyahow aduunyadu
Ayaan kaliya maahee
Ibtilada ku haysaa
Anba way i ag taalaayoo
Eri dhaba sidiisaan
Kuu ololayaayee
2x
Ma iloobi karayoo
Axdigi dhexdena wan adkaynayaa
2x
Inanyahay asaaga
Edebtiyo la dhaqankaa
Iimaan ka deeqdee
Ifka adiga mooyee
Inan eego meel kale
Naftu ma ogolaaatee
2x
Ma ilawday mise waad adkayso
Waad abaabulaysaa
2x
Arladaba dhamaanteed
La'aantaa iftiinoo
Waa urugadayde
Ha is odhanin kaligaa
Yaa olo jacayl qaba
Ama kula mid baan ee
2x
Ma iloobi karayoo
Axdigii dhexdena
wan adkaynayaa
2x