VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calan - Lyrics

Calanyohoow casaankiyo Cadaan lagu sameeyee Cagaarkuna ku ladhan yahay Caqiidada islaamkiyo Inu caadil jirabaa Calaamadaadu ay tahee 2× Cadaalada loo siman yahad Afrikaba ka curisoo Cadawgii ku diidana Caqlibaad u leedahayee 2× Waata sida cadceedaad Aad caan ka noqotee Somaliland cisi ku noolow Somalilaney cisi ku noolow Somaliland cisi ku noolow Somalilaney cisi ku noolow Calanyohoow casaankiyo Cadaan lagu sameeyee Cagaarkuna ku ladhan yahay Caqiidada islaamkiyo Inu caadil jirabaa Calaamadaadu ay tahee 2× Calaf iyo nabad baad Runtii noogu cugatoo Caalamkiyo aduunyada Ku caleemo saaree 2× Waata sida cadceedaad Aad caan ka noqotee Somalilaney cisi ku noolow Somaliland cisi ku noolow Somalilaney cisi ku noolow Somaliland cisi ku noolow
Queue is empty
-- / --