VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calan somaliland - Lyrics

Calanyahaw casaankiyo Cadaan lagu sameeyee Cagaarkuna Ku ladhanyahay Caqiidada islaamkiyo Inuu caadil jiro baa Calaamadaadu ay tee Cadaalad lo simanyaad Afrikaba ka curisoo Cadawgii Ku diidana Caqli baad u leedahayee Waqadsiga cadceedaa Aad caan ka noqotee Somaalilaan cisi ku noolow Soomaalilaaneey cisi ku noolow Calanyahaw casaankiyo Cadaan lagu sameeyee Cagaarkuna Ku ladhanyahay Caqiidada islaamkiyo Inuu caadil jiro baa Calaamadaadu ay tee Caano iyo nabad baad Runtii noogu cugatoo Caalamkiyo aduunyada Ku caleemo saaree Waqadsiga cadceedaa Aad caan ka noqotee Soomaalilaaneey cisi ku noolow Somaalilaan cisi ku noolow
Queue is empty
-- / --