Hoqori kuuma sheegtee
Hoqori kuuma sheegtee
Nafuu la wataa tidhi

Dabax yaa yidhaahdoo
Dabax yaa yidhaahdoo
Qalbiga daawo uga dhiga
Darmaanyahay nasiibkay

Deeqaha ilaahay
Sida loo diirsado
Naftu kuu dareentay
Adiguna i daadihi

Sida geeda damaloo
Sida geeda damaloo
Dalsan iyo ku yaal hawd

Deegaan aanta meeshuna
Deegaan aanta meeshuna
Bixiyoo dareeniyo
Meesha doogu simayay

Deeqaha ilaahay
Sida loo diirsado
Naftu kuu dareentay
Adiguna i daadihi

Exit mobile version