VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha - Lyrics

Anigu heesaha jacayl Intaa waxan u bahaya Hubaashii waa adiga 2× Haybtii la inagu yaqiin Hablaha soomaaliyeed Hidihii adigaa sitoo Quruxdii adigaa huuwanee 2× Anigu waan kaa idhee Gacaloy adigu ma ila haysa Anigu waan kaa idhee Gacaloy adigu ma ila haysa Anigu heesaha jacayl Intaa waxan u hesayaa Hubaashii waa adiga 2× Haybtii la inagu yaqiin Hablaha soomaaliyeed Hidihii adigaa sitoo Sharftii adigaa huuwanee Haybtii la inagu yaqiin Hablaha soomaaliyeed Hidihii adigaa sitoo Quruxdii adigaa huuwanee Anigu waan kaa idhee Gacaloy adigu ma ila haysa Anigu waan kaa idhee Gacaloy adigu ma ila haysa
Queue is empty
-- / --