Hadii aad ogtahay
Arimahan i tagay ilwaad
Anfariirinayn
Adna maba ogidee
Uurkiyo wadnahaad
Ku abuuran tahee

Waxan iri saadaan
Aramidan kalgacal
Anfacada la cunoo
La cunoo iga oomisee

Soo eeg indhaha
Indhaha indhaha
Kuu ooyayee
Ku amaanee
Ku ilaawi karin

Ma ogtahay arladaa
Aynigan haween adaa
Kaa eegayoo
Sida ayra geeloo
Ilmaheedii weydaa
Kuu ololayaa

Ooriya oodee
Sawdigan na waday
Ama ay jidhaan jidhaan
Adimadaa la galayee

Soo eeg indhaha
Indhaha indhaha
Kuu ooyayee
Ku amaanee
Ku ilaawi karin

Exit mobile version