VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laanta ubaxa - Lyrics

Shaw dhulka caashaqa Shaw laabta ku hayee Adigoo Lulubaha sidiisii Shaw laydha raacdee Lulubaha sidiisii Shaw laydha raacdee Adaa lumay eegmada Shaw laabta ku hayee Anigoo Lulubaha sidiisii Saw maad laxaad gabay Lulubaha sidiisii Saw maad laxaad gabay Adaa lumay eegmada Shaw libinta moodee Adaa lumay eegmada Shaw libinta moodee Shaw libinta moodee Ladi waa haldhaaguba Intuu laac u muuqdee Ana laanta ubaxa Soomali dhanban u lulayaa Ana laanta ubaxa Adigaan u lulayaa
Queue is empty
-- / --