VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta May hiilineysaa - Lyrics

Hawlahanii habeenadan Naftaydan la taahaa Habeenadii jacaylkoo U haleeshayoo Halbawlaha i goysee 2× Halbawlaha wadnaha iyo Halistii wareegtee Halbawlaha wadnaha iyo Halistii wareegtee Ma ii hiillinaysaa Ma ii hagar baxaysaa Ma is heli karaynaa Waan kuu hanweynoo Waan kugu hamiyayaa 2× Haweenkiyo hablaha kale Waan kuri ka doortaay Waataan heshiinee Hawraartiyo Masalaha dhamaynee 2× Hagardaamo iyo ciil Ana yaan la hooyanee Hagardaamo iyo ciil Ana yaan la hooyanee Ma ii hiillinaysaa Ma ii hagar baxaysaa Ma is heli karaynaa Waan kuu hanweynoo Waan kugu hamiyayaa 2×
Queue is empty
-- / --