VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Olol - Lyrics

Hadii aan ogaan lahaa Waxbaan odhan lahaa Urugada jacayl Wey ilmayn lahaydee 2× Waataan ul iyo diir Ehel wada ahayn Ubax iyo udgoon Awlaad kalgacal 2× Eegmada indhuhu Ma iloobinoo Waan u ololayaa 2× Ilamaa ayaantii Arageenii kow Afka kugu hayaa Aroor iyo habeene 2× Aduunyada dhamaanteed Mid aan ku ag dhigo Ileen maba ogayn Ayaan quruxsaneey Ifka dhamaanteed Mid aan ku ag dhigo Ileen maba ogayn Ayaan quruxsaneey Eegmada indhuhu Ma iloobinoo Waan u ololayaa 2×
Queue is empty
-- / --