VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tawxiid - Lyrics

Soomaalilan cidhiidhi maaha Cidliyo lama degaan maaha Bal eega cidhifyada mateeda Basmiyo milixdiyo kaluunka Habliyo geeyada ku caana 2× Bal eeg ciidan dahabku jiifo Macdantan buuraha cunaysa Bal eega cadradaa xishoodkaa Caadada dhaqankooda haysta Caadada dhaqankooda haysta 2× Cawiyo nabadiyo ayaankana Calankan tawxiidka sida Alahii caadilee na siiyo Cadaalada nagu hanooni Cadaalada nagu hanooni Cawiyo nabadiyo ayaankana Calankan tawxiidka sida Alahii caadilee na siiyo Cadaalada nagu hanooni Cadaalada nagu hanooni Cadaalada nagu hanooni Cadaalada nagu hanooni Soomaliland cimiladeeda Cidba la wadaagto maaha Bal eega cawskan iyo doogan Caleenta dhirteena saaran Hawada caafimaad qabkeeda 2× Bal eeg cuudka iyo maalka Caanahan subaga buuxa Bal eega culima u tirikoo Cilmigay barayaan dadkooda Cilmigay barayaan dadkooda 2× Cawiyo nabadiyo ayaankana Calankan tawxiidka sida Alahii caadilee na siiyo Cadaalada nagu hanooni Cadaalada nagu hanooni Cawiyo nabadiyo ayaankana Calankan tawxiidka sida Alahii caadilee na siiyo Cadaalada nagu hanooni Cadaalada nagu hanooni Cadaalada nagu hanooni Cadaalada nagu hanooni
Queue is empty
-- / --