karuur dhaydii waad kortoo
nimcaadan kula rabay
adaa ka kibrooo
kolay socotoo
kashbaad calmatee
kulayl halisaad
korkayga dhigtee
hadaan kontonjeer
kusoo wici jiray
kurbadaad igu haysay
waan ka baxoo
ku daayay inaad
kifaax ku jirtee
karkiyo haka dhicin
karkaarada

hooy eebaa kalkaal
siiya ruux kici lee
kacdoonka saara
kii kufayee
nafsiga kaydsan
kuuma soo dirayee
ifkaaga la joog
kalkaa saree
kabladiyo
dheeshu waa kaliga

Exit mobile version