VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxad baan rabaa - Lyrics

furaa qalbigayga hoo fahmada galgacalka beer faduusha dadku iiwadaan dhagaha ka furayso oo faalada cadawgeena diid markay fiiidkii tahoo facaygu cawaynayaan inaga oonkala fogayn mcn fedhayda joog anigu farxadbaan rabaa fiyoore cas baan rabaa jacalka anaa faqidaybe nolosha farxad nooga dhig midaan ku faano oo garabkayga fadhiisa oo fikkayna idhaafiya nolosha aan iraashanee jaclkana fursad sii
Queue is empty
-- / --