furaa qalbigayga hoo
fahmada galgacalka beer
faduusha dadku iiwadaan
dhagaha ka furayso oo
faalada cadawgeena diid

markay fiiidkii tahoo
facaygu cawaynayaan
inaga oonkala fogayn
mcn fedhayda joog

anigu farxadbaan rabaa
fiyoore cas baan rabaa
jacalka anaa faqidaybe
nolosha farxad nooga dhig

midaan ku faano oo
garabkayga fadhiisa oo
fikkayna idhaafiya
nolosha aan iraashanee
jaclkana fursad sii

Exit mobile version