VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hallo Hallo - Lyrics

halo halo huuno ii waran burco maad u hoyotaa halo halo huuno ii waran boosaso maad u hoyataa hilaaciyo iftiinkaba indhihii mar ku eegtaa marna kuma hilmaaman waxaan aragi dhihi laha markaan hoy kula dago halo halo huuno ii waran xamar maad u hoyotaa halo halo huuno ii waran hargeysa maad u hoyataa hilaaciyo iftiinkaba indhihii mar ku eegtaa marna kuma hilmaaman waxaan aragi dhihi laha markaan hoy kula dago oo aad hab isiisaa halo halo huuno ii waran burco maad u hoyotaa halo halo huuno ii waran boosaso maad ku nooshahay ma hubtaa jacayl ku galay indhahaagu ma iga heleen raga hinaasa daayoo ma ii hiilinaysaa hab isii horaadka isaar halo halo huuno ii waran xamar maad u hoyotaa halo halo huuno ii waran hargeysa maad u hoyataa ma hubtaa jacayl ku galay indhahaagu ma iga heleen raga hinaasa daayoo ma ii hiilinaysaa hab isii horaadka isaar oo aan wada heshiinoo
Queue is empty
-- / --