VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka cusub - Lyrics

Cudurka weeye jacaylka daran Culimadaa loo bandhigee Dawo celisa ma loo helayaa Cuntadii ka go'ay Caashaqaan ihalay Ma caashaqaa la calaacalaa Ma calooshaa ka ooyaa Hadaad naftayda caawin karee Ceemis ma leh qof jacaylku ciilay Cagta meesha dhigaba Ciribtaan saara adaan ku arkaa Cawo iyo maalin ma seexan karo Hurdo la'aan casirkaan ku gaaro Ha iga cararin cidlo ha iga tagin Caalamakoo idil kaan ka doortoo Jacaylka cusub soo dhaweey
Queue is empty
-- / --