Heesta Qiimee qofka - Lyrics
Qiimee qofkii ku jecel
Nafdtiisana qabooji
Qalbiga haka jabinoo
Wax la qabo intoo qadhan
Ruuxii qayr kula doontaa
Runta lagula qarsadaayo
Calaf lala qaybsadaayee
hadaan qays noqono
Marna kuguma qaylshee
Qunyar kula hadli lahaa
Xumaana dhan kuuma quuree
Iyo ruux qaraar udhaw
Quluubtaada mayn maqashee
hadaad sabiriin aa itiraahdo
Ana Honny macaanoo
Ayaan aboow ku odhan lahaa
Macaan ayaan ku udhan lahaa
Baby ayaan ku odhan lahaa
Jaceyl aad uqaraar baa
iQushuuciyay anigoo idil
Dab baa iga qaxaayee
Qarxay caashaq miyaan qarsadaa
Subax quruxda soo baxdaa
Quraacadaba anigoon cuninaan
Qalbi adigaan ku raadraadshaa
hadaan qays noqono
Marna kuguma qaylshee
Qunyar kula hadli lahaa
Xumaana dhan kuuma quureen
Iyo ruux qaraar udhaw
Quluubtaada mayn maqasheen
hadaad sabiriin itiraahd
Ana Honny macaanoo
Ayaan aboow ku odhan lahaa
Macaan ayaan ku udhan lahaa
Baby ayaan ku odhan lahaa