Heesta Telephonka - Lyrics
Anigoo jaceylkaba
buugiisa aan furin
Kii iibilaabee
igu beeray baa tahay
Beeraha dareenka leh
Afkaad igu lahayd shalay
Adigoon is kee siin
Huuno miyaan kugu odhan
Telphoonka iga qabo
Macaan ii jawaab celi
Adigaa ku sugayaa
Nafta aan su'aalee
Miyaad Iga maarantaayo
Macaan aan aniga kuu ahay
Riyaada awgeed
Waan jeclaaday aayaha
Waadse ii ogaynoo
Waa ku eersanaayaa
??
Aqoontaada fakiroo
Soco eeg dhankaygana
Telphoonka iga qabo
Macaan ii jawaab celi
Adigaa ku sugayaa
Nafta aan su'aalee
Miyaad Iga maarantaayo
Macaan aan aniga kuu ahay