maxaan gabi ka dhacayoo
gudcur roob ku baaqee
guureeyay awgaa
galawgiyo shimbirihuba
gacal ii noqdeenoo
geedaha la kori jiray
gabadhaan jeclaayeey
gaaridii haweenkaay
naftu geri gudoontaye
gayaan kale ma waayine
gasiiin aan la cuni Karin
gaajada ma biiyee
gacantaada igu qabo

maxaan gocosha reemoo
goonyaha jaleecooo
garabkayga kaa dayay
ana gogosha jiifana
naasaha guntoodiyo
gaadada salaaxe
markaan soo gadoomee
guntiiimada kaa furay
gagi madhan ka toosee
gayaan kale ma waayine
gasiiin aan la cuni Karin
gaajada ma biiyee
gacantaada igu qabo

Exit mobile version