VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jeex iga mid ah - Lyrics

inantaan u jaray jiifiyo hurdeen jantayeen rabaay ubax jaadba jaadaa joog qurxoon ku yaal jiriye i saar jaleecada indhahaad soo jiidataaye naf ku jamataybaa kuu jeelanoo qalbi kuu jajabanbaa ifka kuugu jecel jeex iga midiyo jiirkaygiiyeey macaan joog quruxsaneey jinigaaga iyo jamaalkaagiibaa macaaneey jiitoo qalbigu wuu jiboonayaaye
Queue is empty
-- / --