malaayiin habloodoo madaw iyo cadaanba le
midaan kala dhex baxaayee
mar la araag dumar iyo mar wadii haeenee
mawle iigu deeqoo
ma huraan kal gacaliyo midigtiyo waxaan ahay
mataanteeda bidixeet
meel aad igaga taalaa fogaa badanaa muxibadan kuu qabaa
nugulaa maankiyo qalbigu kuu nugulaa

midabkaaga wacanoo masciideedka moodoo
maariin dhalaalka

mililicaada quruxdiyo muhanayso laabtiyo
muuqaagan gaarka a

maamuus wanaageey meel dheer adoo jira
mareegsaa horteydee

Exit mobile version