VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marwo - Lyrics

marwadii haweenkaay muuqaaga wacan iyo milicsiga indhahaaba isoo jiidanaayee maankiyo qalbiga iyoo miyirkaad dhex miratoo muunaay dhex miratee maalin iyo habeenba meeshaad ku nooshahay muuqaa ka raadshaa macaneey ka radshaa markii aan ku milicsaday muuqaaga daawado muxibaa i qaadoo waan miyir beele muuqaagu wacana tii ii mudnaydoo maankayga deeqdoo miisaanka socodkaa i maqsuudinaayee maskaxdiyo qalbiga iyo maankaad ku milantoo marwaay ku milantee maqrib iyo habeenbaa meeshaad maraysaan muuqaa ka raadshaa
Queue is empty
-- / --