VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wagare - Lyrics

Wagerey adduunyada jacayl wabax ma noqonine waglo uga ma jeede wiilal dhalay la siistaay waadigii haweeneey adoon iga war diideyn ayaa waji kaa hor kuu wada wada kala wanaagsane wacan ciidi loo bogey hareerihii wacnaa iyo aad walwaal aragtide yaa wardheer ku soo bara Weynu tuu ugu deeqee qurux weel u buuxshee waaxyaheeda qorayee loo wada dhameeyaay inta kula wajiiriya halka waalid igu dhalay ayaa gogol weyn kuu dhiga wada kala wanaagsane wacan ciidi loo bogey hareerigii wacnaa iyo aad walwaal aragtide yaa wardheer ku soo bara
Queue is empty
-- / --