VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta 3 cadow baa jiray - Lyrics

Sedex Cadaw baa jiray Inkastoow Caadil jiray Oo ciriiri gilin jiray Labo waa la cirib tiray Cilimi iyo wax laga baray Cirka waa taa loo kacay Lacaraabiyay gaajo Ceer xoolaa laga dhaqay Hayeeshee cadka udaran Weli ceemo loo waa Culimada wey, aduunkee Caafimaadka baadhay Cudurada la dabargoon Caashaqa halagu daro Caynka midibka gumaysiga Hadba ruux cunaha qabay Oo ciirsina udiid Cidle kaligii la beer Hadii loo calaacalo Mayaqaano cabasho Taa waxaa cadayn kara Intuu curadi naga dilay Cakuye waxaa ka sii daran Caraduu inoo qabo Culimada hooy, aduunkee Caafimaadka baadhay Curudada la dabargoon Caashaqa halagu daro
Queue is empty
-- / --