VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Afgarad - Lyrics

Aad baan kuugu Baahnahay adna Inaad ijeceshahay Runtii waan ogsoon-- Ahay x2 Aqalkaan ku'ooyaa Adiguna xafiiskaad Urugada lajoogtaa Urugada lajoogtaa X2 Hadana garan maayo Eedu meeshuu ka Imanayee x2 Indhaha goortaad Isaartid ayaad iga Jeedsataa ayaad Iga jeedsataa x2 Agtaada hadaan Imaado adoo urgay- Aan arkaa hadana Ma'adkaysatide Ayaamo markaad Iwaydid akhbaar Baad soodirtaaa Akhbaar baad soo Dirtaaa x2 Hadaba ibtilo waa Tane inagaa afgarad Yaa inoo sameeyaa Hadaba ibtilo waa Tanee inagaa afgarad Ineed you yaa inoo Sameeyaa x2 Ilaah baa isu keen Qoray naftaydaad Utahay agab ifkaan Kugu jecelahay x2 Adigana aduunyadu Waxay kuu ahaan Lahayd anoo oori- Daada anoo oori- Daadaa x2 Hadana garan mayo Iintu halkay ka abuur Maysee x2 Albaqra goortaan Maraayo ayaad alif Joogsataa x2 Ka quuso markaan Idhaahdo agaajaad Iigu beeraysaa x2 Hadaba arimahan Isgalay awood kale Uma hayee ogaal Baan usheegayaa Shegaya shegaya X2 Hadaba ibtilo waa Tane inagaa afgarad Yaa inoo sameeyaa Hadaba ibtilo waa Tane inagaa afgarad I love you yaa inoo Sameeyaa x2
Queue is empty
-- / --