VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Balantii aan dhiganaba - Lyrics

bartaad igaga taalee tan kale dawaynayn midi bogsiin hadaad tahay axdiguna bir kula yahay balantii aan dhiganaba waligaa ha beenayn barashadii kalgacaylkuna bilaash yaanay kula noqon marse hadaan bar baartii baxsanow daraada uga soo banaan baxay cidla ha igu baylihin balankii ilaahay sharaf kugu haboonayd bilaneey hadaan heli hawo buura ii timid sow badi hablaha qaar bilad kuuma siiyeen sow badhkeed aduunyada kaagama dhigeen boqor balse waxaad ogaataa inaan bayd iyo hodan iyo meel barwaaqa a ugu baaq isleeyahay boholyow daraadii badhtamaha habeenkii sow ma soo baraarugo o bogaygu kuma tabo beerkiyo wadnuhu ani sow ima babanayaan adaa baday jacaylkee haraadkiiba kama bi in badbaadadii naftaydaay farxadaan is baranaay niyad lagugu beeraa soo booqo igu tidhi sow beel nimca iyo bulsho caafimaadeed raxma inaan ku kulanaa beerkayga kuma hayn
Queue is empty
-- / --