VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkayga waa jeclahay -old - Lyrics

Dalkayga waan jeclahay Dadkaygana waan jeclahay Dalkayga waan jeclahay Dadkaygana waan jeclahay Xumaanta waa la dirirayaa Samaanta waan u doodayaa Xumaanta waa la dirirayaa Samaanta waan u doodaya Dalkayga waan jeclahay Dadkaygana waan jeclahay Dalkayga waan jeclahay Dadkaygana waan jeclahay Soomaalibaan dulmayaa Duco ducayn u diidayaa Soomaalibaan dulmayaa Duco ducayn u diidayaa Danteeda taabsiinayaa Dunida gaadhsiinayaa Danteeda taabsiinayaa Dunida gaadhsiinayaa Dalkayga waan jeclahay Dadkaygana waan jeclahay Dalkayga waan jeclahay Dadkaygana waan jeclahay Qabyaaladaan diidayaa Qaranimaan danaynayaa Qabyaaladaan diidayaa Qaranimaan danaynayaa Danaysigaan la diriraya Dariiq runaan ku doodayaa Danaysigaan la diriraya Dariiq runaan ku doodayaa Dalkayga waan jeclahay Dadkaygana waan jeclahay Dalkayga waan jeclahay Dadkaygana waan jeclahay 2× Dalkayga waan jeclahay Dadkaygana waan jeclahay
Queue is empty
-- / --