VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkayga Waan jeclahay - Lyrics

Dalkayga waan jeclahay Dadkayga waan jeclahay Xumaanta waa la dirarayaa Samaanta waan udoodayaa Dalkayga waan jeclahay Dadkayga waan jeclahay Soomaali baan u dumayaa Doco doceenaan udiidayaa Dantayda dhaafsiinayaa Dunida gaarsiinayaa Dalkayga waan jeclahay Dadkayga waan jeclahay Dalkayga waan jeclahay Dadkayga waan jeclahay Xumaanta waa la dirarayaa Samaanta waan udoodayaa Dalkayga waan jeclahay Dadkayga waan jeclahay Soomaali baan u dumayaa Doco doceenaan udiidayaa Dantayda dhaafsiinayaa Dunida gaarsiinayaa Dalkayga waan jeclahay Dadkayga waan jeclahay Dalkayga waan jeclahay Dadkayga waan jeclahay Xumaanta waa la dirarayaa Samaanta waan udoodayaa Dalkayga waan jeclahay Dadkayga waan jeclahay
Queue is empty
-- / --