VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dunidan waageeraneey - Lyrics

dunidan waageeranay waqtiga iyo ayaamuhuyeey waayahaa hadba ruux wareema wax la wayo aan jirinbaan u weetaynayaa wadka ma diidinee wadaan dareemeee warku xumaa miyaa la i wareejinayaa wadada toosan la iga weecinayaa daruurtan soo waabtayee iyo sagalka waabariga ee is wataa waqalkani ma roobaa ma wanbuu helay waraabuhu uu wadaagayaa waxbaa ku hoos jira dhirtan la waabee anigoon waynaanineey waagii dhalaanimo ee wiilkii i wan qalay yaraantii la warwar caashaqiisii qalbigaygu weheshaday wagareey goormaan waydaartay dawgii
Queue is empty
-- / --