Liibaan maleh aduunoo
looxiyo khadkiisuba
Marbay kaa lumaanoo
lIlaaf baa lagu qorin
Hanka aad ku lulatana
Lingax waad uweydaa
Adigu ku liday nabad
kolbay lugtaadani
Luxudka kuu tilmaantaa
lAxadeed ladaagtana
mArku lidiq cantuugoo
kolku leebka kugu muday
Kolbay kuu noqotaa cabad
caashaqan lurkiisii
Lardaylihiisii kama ladnaanine
Wali waa uliicaa
waa layl waayuhu
Wuu laba lagdeeyaa
Waligii ma laxooftohoo
Waa laydh qabooyuhuu
Kaa sii libdhaysiyoo
Laac kuu hiraayoo
Adigu ku liday nabad
Kolbay lugtaadani
luxudka kuu tilmaantaa
Dhaxadeed la taagtaa
Marbuu lidiq cantuugoo
Ana lahashadaydii
Ruux ruux ludugtaaye
Caashaqan lurkiisii
landayrihiisii marna kama ladnaanine
Wali waan u liitaa

Exit mobile version