Heesta Naftayda - Lyrics
Naftaydaa kuu jirabanoo
Waxay hayso jamashada
Adaan kuu jeelanahayee
Jacayl baad igu abuurtay
X2
Ma jiifsado caawadee
Dharaartii majoogi karo
Dhinacaad iga jirtaa
Qalbigu ii jiidayaa x2
Hayeeshee jarbay ihor
Joogta jirbaa igu helay
Banaan jarbaan kalusha
Khatara talaa iga jahwar--
Eersan x2
Jidaan u baxaanan hayn
Jihadii baa iga halowday
X2
Hadaan kuu jeedin lahayo
Jabka kuu sheegi lahaa
Awood baan jirin xagaygo
Afkiibaa juuqda gabay
X2
Jirada miyaad ila qabtaa
Miyaad jeer qura itidhi
Jaleeco gacalku weeyan
X2
Adaa sida sida jowhadii
Yoo jirida adiga adigaaa
Dagee jawaab waafiya
Isiiyoo jaahaaga sidaan
Urabo ma iijirisaa x2
Macaane macaane ma
Iijirisaa ma iijirisaa
Xabiibi macaane ma
Iijirisaa aboowe macane
Ma iijirisaa ma iijirisaa
X2